Ciidamada Dowladda oo howlgalo ka wada Deegaanadii Al Shabaab laga saaray Hiiraan (Sawirro)

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan kumaandooska Danab iyo Gorgor oo ay wehliyaan ciidamada deegaanka ayaa howlgalo kawada deegaanadii ugu dambeeyay gobolka Hiiraan ee laga saaray Al Shabaab. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte iyo saraakiil katirsan ciidanka milatariga ayaa hoggaaminaya howlgalada ciidamada ka wadaan deegaanada dhaca gobolka Hiiraan ee laga saaray Al Shabaab. Ciidamada is garabsanaya … Continue reading Ciidamada Dowladda oo howlgalo ka wada Deegaanadii Al Shabaab laga saaray Hiiraan (Sawirro)